xil wareejin

Maareeyaha Guud ee Hayada Duulista iyo Madaarada Mudane Cumar Sayid Cabdilaahi Adan ayaa maanta xilkii si rasmi ah ugu kala wareejiyay Maamulihii hore ee madaarka caasimada mudane Maxamed Xuseen Jaamac iyo Maamulaha Cusub ee Madaarka Hargeysa ( Cigaal ) mudane Axmed Carab Maxamed.