Maareeyaha Hay'adda Duulista oo u waramay @KF MEDIA ayaa faahfaahin dheeraad ah iyo fahan fiican ka bixiyey muranka hawada Somaliland iyo Somalia .

Maareeyaha Hay'adda Duulista iyo Madaarada Somaliland ayaa ka warbixiyey muranka hawada Somaliland iyo Somalia.