Maareeyaha Hay'adda Duulista iyo Madaarada Somaliland oo khudbad kooban ka jeediyey dhismaha iyo dhagax-dhigga madaarka Boorame.

Maareeyaha Hay'adda Duulista iyo Madaarada Somaliland oo khudbad ka jeediyey dhismaha iyo dhagax- dhigga madaarka Boorame. 

 Maareeyuhu waxa uu ka waramay in dhismaha madaarku in uusan ahayn dhagax-dhig kaliya ee dhismihiisana hadda la bilaabayo oo ay joogaan gaadiidkii iyo shaqaalihii hawsha dhaqaajin lahaa.