Maareeyaha Guud ee Hayada Duulistaiyo Madaarada JSL, oo magacaabis iyo isku bedel ku sameeyay madaxda Hayada iyo Madaarka Cigaal:

Maareeyaha Guud ee Hayada Duulistaiyo Madaarada JSL, oo magacaabis iyo isku bedel ku sameeyay madaxda Hayada iyo Madaarka Cigaal:
Hayada duulista iyo madaarada JSL, iyo Madaarka caasimadu waxa loo sameeyay qaab dhismeed maamul ( Organization structure ) kaas oo waafaqsan xeer Lr 70 2017, isla markaana la jaanqaadaya hayadaha duulimaadada caalamka ( Civil Aviation Authorities) iyo madaaraada caaalamka , taas oo ay iska kaashadeen hayada shaqaalaha Dawlada.
Isaga oo tix raacaya qaab dhismeedka cusub ee Hayada duulista iyo madaarada JSL, iyo Madaarka caasimada , ee dhawaan soo baxay , Maareeyaha Guud ee Hayada Duulista iyo Madaarada JSL, Mudane Cumar Sayid Cabdilahi Aadan wuxuu magacaabis iyo isku bedel ku sameeyay agaasime waaxeedyada iyo maamulka madaarka caalamiga ah ee Cigaal.
Laba wareegto oo ka soo baxay xafiiska maareeyaha maanta, oo ay taariikdhu tahay 01 /08/2021 ayuu ku magacaabay saraakiishan hoos ku qoran.
Xarunta Hay’adda Duulista & Madaaarada Jsl
Magaca Xilka
01: Cabdi xakiim Maxamuud Axmed Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo lacagta
Director of Admin and Finance
02: Aniisa Maxamed Xuseen Agaasimaha Waaxda Qorshaynta
Director of Planning, Policy and Strategy
03: Mukhtaar Abdisalaan Xasan Agaasimaha waaxda Duulimaadyada iyo nidaaminta
Director of Civil aviation and Regulation
04: Maxamed Xuseen Jaamac Agaasimaha Hagida iyo hawada
Director of Navigation and Airspace
05: Cismaan Maxamed Cabdi Agaasimaha Waaxda Cududa Shaqaalaha
Director of Human Resource
06: Cabdikariim Maxamed Biixi Agaasimaha Waaxda Madaarada JSL
Director of Airports
07: Xamse Aadan Cali Agaasimaha Waaxda Tiknoolajiyada
Director of Information Technology
08: Ibraahim Xuseen Muuse Hantidhawraha Gudaha ee Hayada
Internal Auditor for CAAA.
09: Nageeye Maxamed Xasan Wakiilka mashruuca madaarka Berbera
Berbera PIU Coordinator
Madaarka Hargeysa
Magaca Xilka Waaxda
01: Axmed Maxamed Carab Maamulaha Madaarka Hargeysa W. Madaarada
02: Khadar Jirde Siciid M/Xigeenka Madaarka Hargeysa W.Madaarada
03: Kayse Cabdi Giire Madaxa Hawlgalinta M.Hargeysa W. Madaarada
04: Maxamed C/llahi Caarshe Madaxa Dabdamiska (RFF) W.Madaarada
05: Khaalid Xasan Cabdi Madaxa amniga madaarka (AV security) W.duulimaadada
06: Amiin Maxamed Aadan Ku xigeenka Madaxa amniga W.Duulimaadyada
07: Safiya Ibraahim Gamuute Madaxa AIS W. Hagida iyo hawada
08: Maxamed Cabdi Muumin Madaxa ATC W. Hagida iyo Hawada
09: Aadan Xasan Maxamed Madaxa Saadaasha (Met) W.Hagida iyo Hawada
10: Cismaan Ibraahim Cabdi Madaxa cududa shaqaalaha W.Cududa Shaqaalaha
11: Xamda Maxamed Yuusuf Madaxa Biilasha ( Head of billing) W.Maamulka
12: Samiira Muuse Cabdi Madaxa xisaabaadka W.Maamulka
13: Sahra Cabdi Guuleed Khasnajiga Madaarka Cigaal W.Maamulka
14: C.casiis Maxamed Xaashi Madaxa VIP yada Madaarka Cigaal
15: Maxamed Abiib Aadan Madaxa Parking Madaarka Cigaal
16: Cabdi Cumar Ismaaciil Madaxa Nadaafada Madaarka Cigaal
17: Faysal Jaamac Maxamed Beeraha iyo dayactirka Madaarka Cigaal
18: Muniir Maxamed Cali Madaxa CCTV and Sound Madaarka Cigaal
19: Asad Ibrahim Aadan Madaxa Adeega (Customer care) Madaarka Cigaal
20: C/Risaaq Saleebaan Cashuur Madaxa laydhka garoonka Madaarka Cigaal
21: C.fataax Xasan Daauud Madaxa ilaalinta dhaqdhaqaaqa gudaha & dibada madaarka (Apron & land side control officer. Madaarka Cigaal